Subscribe Us

header ads

Qudradda wax tarka u leh Maskaxda banii Aadamka.

Abuurista Eebahay  waa arin Xigmadda badan ay ku dheenatahay, noocyadda dhireed ee Dhulka eebe kasoo saaray ,waxaa la ogaaday iney kala nuxur duwan yihiin,oo mid walba ay waxtar u eedahay Qeybo ka mid ah Jirka Aadanaha.  Nooc Qudaarta caleemaha cagaaran ayaa la ogaaday iney waxtar badan u leedahay,  Maskaxadda binaadanka. Sida Ansalaatadda, Basal-Cagaarta, Kabashka. Digirta cagaaran, Salbukadda,  Qudaartan waxay leedahay Fiitamiino,Macdanta iyo  Dheecaano jirka waxtar u leh.
Dhirtu waxay leedahay Nafaqo uuna ka maarmeyn jirka binaadanka.   Taaso qeyb ka ah, hanaanka nololeed ee binaadanka.  Qeyb walbaa oo jirkeena kamid waxay u baahan tahay  nooc dhireed si ay u kobacado.
Tusaale ahaan:-  Si aad u kobciso  Maskaxdaad waxaad u baahan tahay  Noocyo qudaar oo kala duwan Sida Liin-Macaanta, Qaraha, Cinabka, Tufaax, Yaanayadda, Mooska, Romaanka.  
Waxaad ogaataa oo kale waxaa Maskaxdda Kobcinteedda qeyb ka qaata  Kaluunka, iyo waliba canabka la qalajiyey ee loo yaqaano Sabiibka.
Maskaxadda waxaan ku kobcin karanaa Akhriska  iyo Xifdinta.    Xusuunow adiga ayaa ah Unug awood u leh inuu Kobciyo garaadka Maskaxdiisa.  Waayo Xaglo laaban  xoolo kuma yiaadaan, Maskax  aan lagu de’daalin   ooaan wax labarin  ma  noqoneyso Mid Kobacadda
Waa maxay waxyaabaha Maskaxadda hoosu dhiga.
waxaan hoos u dhigab Dufanka dhiiga raaca.  Dhafarka.   Welwelka iyo Cabsidda aan ka qabano in aan  Guuldareysano.   
Haddaba Aniga iyo Adiga waxaa nala gudboonoo inaan si  aad ah uga Fekerano sidii aan u dheeli tiri-laheyn Caafimaad qabka jirkeena, oo aan u dooran laheyn cuno ku haboon caafimaad qabkeena.   

Post a Comment

0 Comments

Markabkii TITANIC