Subscribe Us

header ads

Sheikh Hanafi Primary And Secondary School



Sanad Dugsiyeedka 2017/2018dugsigab hoose dhexe iyo sare ee Sh xanafi waxaa ka qalinjibay in ka badan 160 arday ku waasoo soo maray labo imtimaax oo ganaraal ah

waxaana kala qaaday imtixaanadaasi hay'ada Formal Private Education Network In Somalia(FPENS) iyo Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare

FPENS waxa ay bilaawday Sat 05-05-2018 wuxuuna soo idlaaday Thu 10-05-2018

Sido kale WWHTS waxay bilawday Sat 19-05-2018 wuxuuna soo idlaaday Thu 24-05-2018


waxaana xusid mudan in labada imtixaanba aysan ku soo idlaanin waqtaga loogu talagalay

kaas oo ahaa in ay bilaawdaan Sat-day kuna soo idlaadan Wed-day
















Post a Comment

0 Comments

Markabkii TITANIC